
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo kulamo kawada Qatar si loo xoojiyo iskaashiga milatari
DOHA, Qatar, 16 Juun 2025 – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Mucalim Fiqi, ayaa maanta kulan rasmi ah ku yeeshay magaalada Doha Wasiirka Arrimaha Gaashaandhigga iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar, Mudane Sheekh Saud bin Cabdilraaxmaan …